Indhahaa Ku Doogsada - Cumar Dhuule.mp3

Indhahaa Ku Doogsada - Cumar Dhuule.mp3
[00:00.000] 作词 : Abdi Yar...
[00:00.000] 作词 : Abdi Yarisow
[00:01.000] 作曲 : Abdi Yarisow
[00:39.191]Nimcooy daawashada ku ood
[00:48.781]Kolkaan sheeda kaa dayo
[00:58.053]Nimcooy daawashada ku ood
[01:09.836]Kolkaan sheeda kaa dayo
[01:17.523]Haybo dumarba waayaa
[01:20.826]Eebe kuugu deeqoo eebe kuugu deeqoo
[01:33.606]Indhahaa ku doogsada
[01:36.606]Qalbiguna ka sii daran
[01:39.560]Indhahaa ku doogsada
[01:42.125]Qalbiguna ka sii daran
[01:45.015]Qalbiguna ka sii daran
[01:51.625]Indhahaa ku doogsada
[01:54.266]Qalbiguna ka sii daran
[01:57.725]Indhahaa ku doogsada
[02:00.252]Qalbiguna ka sii daran
[02:02.847]Qalbiguna ka sii daran
[02:12.629]Daalo iyo hawd oo
[02:15.558]Daruuruhu ku hooreen
[02:19.006]Doog iyo dureemada
[02:21.895]Mulacay daadkee
[02:26.056]Nayluhu dardarayaan
[02:27.825]Badhna daafka joogaan
[02:37.291]Dumarkuna ayaantaa
[02:39.964]Aqal dadabsan oo weyn
[02:43.396]Dumarkuna ayaantaa
[02:45.918]Aqal dadabsan oo weyn
[02:48.621]Aqal dadabsan oo weyn
[02:58.661]Dabadeed cawayskii
[03:01.076]Gabdho timaha loo dabay
[03:04.705]Dabadeed cawayskii
[03:07.128]Gabdho timaha loo dabay
[03:10.382]Marsanaaya deebkee
[03:13.122]Dirac kama helaan iyo
[03:16.780]Dharka diiqad galiyeen
[03:19.495]Sadex-qaydkii lagu diday
[03:28.932]Raggii loogu daw galay
[03:31.695]Durbaanka u garaaceen
[03:34.902]Qaarba dawr ciyaareen
[03:47.097]Goortii la kala diday
[03:49.693]Nuxnux aan dibnaha iyo
[03:53.108]Goortii la kala diday
[03:55.573]Nuxnux aan dibnaha iyo
[03:58.824]Daafayn dushoodana
[04:01.902]Lagu kala danbeeyee
[04:11.214]Weey Dookh hadii aad leedahay
[04:21.349]Aad dabacsanaatide
[04:24.687]Dookh hadii aad leedahay
[04:27.246]Aad dabacsanaatide
[04:31.045]Degmo yaa ku geeya abaayooy
[04:34.273]Ku soo daawadsiiya
[04:42.556]Weey Dookh hadii aad leedahay
[04:51.633]Aad dabacsanaatide
[04:54.771]Dookh hadii aad leedahay
[04:57.253]Aad dabacsanaatide
[05:00.751]Degmo yaa ku geeya abaayooy
[05:04.335]Ku soo daawadsiiya
[05:52.258]Daalo aynu joognee
[05:54.592]Aan dacalka dhaafnee
[05:57.907]Daalo aynu joognee
[06:00.485]Aan dacalka dhaafnee
[06:04.089]Dusha ceerigaabo iyo
[06:06.881]Dayaxada agteedee
[06:09.873]Ciyaaro dadba u bogay iyo ay
[06:13.122]Ku danbaysay bariisadu
[06:22.122]Dooxadii Nugaal iyo haradii danoobay
[06:27.808]Daf ka tahay xareedii
[06:30.844]Xooluhu durduurteen
[06:34.643]Dar llaahay beeshuna
[06:37.262]U ducaysanaysoo
[06:40.235]Dariskuna ayaantaa
[06:42.511]Alley leh daymadaa u baahane
[06:52.463]Dibad aadi maynoo
[06:54.846]Ilayn dooni maynee
[06:58.077]Dhaqankeena danabkaa
[07:00.849]Dad kulama wadaagee
[07:04.686]Dalalkeena farabadan
[07:07.067]Dalxiis aan u aadnee
[07:16.613]Weey Dookh hadii aad leedahay
[07:27.034]Aad dabacsanaatide
[07:30.033]Dookh hadii aad leedahay
[07:32.942]Aad dabacsanaatide
[07:36.038]Degmo yaa ku geeya abaayooy
[07:39.042]Ku soo daawadsiiya
[07:44.776]Hoooy•••
展开