Hanaloo Gar Naqo - Cumar Dhuule.mp3
能正常播放的歌曲才可以下载
[00:00.000] 作词 : Abwaan Cirjire[00:01.000] 作曲 : Abwaan Cirjire[00:03.530]Waxaan goconayaa[00:09.368]Waxaan goconayaa[00:17.063]xaal gaboo booy igaysatee[00:23.991]Gudiyaay maqloo[00:26.289]Gudiyaay maqloo[00:30.517]Ha naloo garnaqo[00:35.832]Ha naloo garnaqo[00:39.253]aniga iyo gacaladay[00:43.623]Ha naloo garnaqo[01:12.112]Gacaladaydii aan lahaa nacabka goo[01:21.661]Gacaladaydii aan lahaa nacabka goo[01:31.305]Anigay guhaad iyo colaad ii gaysatee[01:41.086]Anigay guhaad iyo colaad ii gaysatee[01:50.963]Gudiyaay maqloo[01:53.493]Gudiyaay maqloo[01:57.637]Ha naloo garnaqo[02:03.069]Ha naloo garnaqo[02:06.374]aniga iyo gacaladay[02:10.771]Ha naloo garnaqo[03:00.433]Anoon gubeyn bey giirataayoo igilgishaa[03:09.936]Anoon gubeyn bey giirataayoo igilgishaa[03:18.967]Gabalkii dhaciyo waagii guduutaba i garbisaa[03:28.443]Gabalkii dhaciyo waagii guduutaba i garbisaa[03:37.688]Gudiyaay maqloo[03:40.600]Gudiyaay maqloo[03:44.563]Ha naloo garnaqo[03:49.460]Ha naloo garnaqo[03:52.949]aniga iyo gacaladay[03:56.937]Ha naloo garnaqo[04:12.913]Waxaan diidayaa doqonimadiyo hibooy dala' sigee[04:22.314]Naa waxaan diidayaa doqonimadiyo hibooy dala' sigee[04:31.530]Waxaan doonayaa nolol daacadiyo isku duubnidee[04:40.804]Waxaan doonayaa nolol daacadiyo isku duubnidee
展开